ABDIKHAFAAR HASSAN
Keynote speaker
Alxamdulillah, Maanta waxaa aad ugu faraxsanahay Inuu inoo soo
dhamaaday Bootcamp-kii
Git & GitHub ay Soo gabangaabiyeen
Goobo-Labs
iyo
Dugsiiye-Platform.
Sidoo kale waxaa u hambalyeynaa Asxaabtii aan safarkaan isla soo
bilaabnay.
Waxaan Si gaar ah oo qalbi furan ugu mahadcelinayaa Ustaadkeena,
ustaad
@sharafdiin
dadaalkii, waqtigii, iyo aqoontii oo nala wadaagay Intii uu socday
bootcamp-kaan. Hagistii iyo Casharadii aad na siisay waxay Naga
caawiyeen inaan si wanaagsan u fahanno Git iyo GitHub, isla markaana
aan kor ugu qaadno xirfadeena Dhanka software development-ka.
Sidoo kale waxaan u mahad celinaa
Goobo-Labs
oo Abuurtay fursadaan qiimaha badan ee dhalanyarada Lagu
hormarinaayo xirfadahooda
CONGURATULATION ALL OFF US!.